Idhanka.com

News You Can Trust
Subscribe

Tacsi: Marxuum Axmed Ibraahin Cumar (Axmed Doob) Oo ku geeriyooday Borama

March 31, 2010 By: Idhanka Category: News, Tacsi

Aabo Cali Yuusuf Ileeye iyo Hooyo Caasha Muuse Qaalib
Cabdale Cali Yuusuf
C/qaadir Cali Yuusuf
C/casiis Cali Yuusuf

C/risaaq Cali Yuusuf
Muna Cali Yuusuf
Maxamed Cali Yuusuf
Yuusuf Cali Yuusuf
Wariye Abuubakar Hasan Affi iyo Xaaskiia Sahra Abuubakar Cumar
Iyo Caruurtooda  waxa ay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Axmed Ibraahin Cumar (Axmed doob)  oo Maanta ku geeriyooday magaalada Boorame

Waxay Ilaahay uga baryayaan Marxuumka Inuu Janadii Fardowsa ka Waraabiyo ehaladii iyo Qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ka siiyo.

Aaamiin   Aaamiin

_______________________________________________________

Dhamaan Maamulka iyo Macalimiinta Jaamacada Camuud, Ardayda  Jaamacada Camuud waxay Tacsi Tiiraanyo Leh gaadhsiinayaan Marxuum Axmed Ibraahin Cumar (Axmed doob)  oo Maanta ku geeriyooday magaalada Boorame.

Waxay Ilaahay uga baryayaan Marxuumka Inuu Janadii Fardowsa ka Waraabiyo ehaladii iyo Qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ka siiyo.

Aaamiin   Aaamiin

______________________________________________________

Share and Enjoy:
  • Print
  • Digg
  • Facebook
  • Mixx
  • Google Bookmarks
  • Add to favorites
  • email
  • Live
  • MySpace
  • PDF
  • RSS
  • Twitter

Comments are closed.

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes

Idhanka.com © 2009 - All Rights Reserved.

Designed by Abdikarim Awgamboole