Cabdikarim xaaji Ibrahim Nuur iyo Xaaskiisa, Musse Cali Wais iyo Xaaskiisa , Cabdishakir Hirsi Carab iyo Xaaskiisa Waxaan anaggoo ka tiiraanyey HalkanTacsi ugu diraynaa Dhamaan Reer Yousof Bakal gaar ahaan Suldaan Ahmed Saed iyo Walaalihii geeridii Naxdinta lahayd ee ku timid Hooyadood oo ku geeriyootay Jabouti maalintii Sabtidii 20 march2010.Waxan urajaynaynaa in ilaahay Samir iyo iimaan ka siiyo gerridii hoyadood ku timid .Marxuumadana Janadii fardowsa ilaahay ka waraabiyo Amiiiiiiiiiiiiiiin.
Cabdikarim Xaaji Ibrahim Nuur
Ottawa,
Canada
Mohamed Dhiirane
















Posted in 





