Waxan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa qoyska reer (ahmed yaassiin ciise) geerida ku timid walaashayo Hodan ahmed yaassiin ciise oo ku geeriyootay (diridhaba ethiopia) bishan march 11keedii waxan ilaaha awooda leh ka baryayaa inuu jannadii fardawsa ka waraabiyo dambigeedana dhaafo, waalidkeedii, reerka ay ka baxday iyo walaalaheedna samir iyo iimaan ka siiyo Aammiin- Aamiin.
Tacsi Ku Socota Ahmed Yaassiin Ciise Iyo Eheliddiisii Geerida Ku Timid Walaashayo Hodan Ahmed Yaassiin Ciise
Posted by Idhanka on March 12th, 2010
















Posted in 





