Madaxweyne Rayaale oo Tacsi u Diraya Qoyskii Marxuum Maxamed Xasan Mataan oo ku Geeryooday Ingiriiska

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu dhambaal Tacsi ah u diray Marxuum MaxamedXasan Mataan oo maanta ku geeriyooday Magaalada London ee Cariga UK.

Madaxweynuhu, waxa uu ilaahay uga baryay inuu Naxariistii jano ka waraabiyo, Marxuum Maxamed Xasan Mataan, Samir iyo iimaana ka siiyo, Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay.

Allaa Mahad Leh,

Siciid Cadaani Mooge
Afhayeenka Madaxtooyada JSL

Share and Enjoy:
  • Print
  • Digg
  • Facebook
  • Mixx
  • Google Bookmarks
  • Add to favorites
  • email
  • Live
  • MySpace
  • PDF
  • RSS
  • Twitter
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes