GUUL INTEE LEG AYAA LAGA GAADHI KARAA SOCDAALKA 3 GOLE EE U.S.A?

WAXAAN SALAMAYAA  DHAMAAN REER SOMALILAND.WAXAAN LEEYAHAY  WAXA  BARYAHANBA SOCDA  DHAQ DHAQAAQ  SIYAASADEED  OO  WADAMO  WAAWAYNI DANAYNAYAAN  QADIYADA SOOMALILAND  IYAGA OO  EEGANAYA DANHOODA GAARKA  AHNA, ARKAYNA IN SOMALILAND  AY CAGAHA ISKU TAAGTAY  XAGA NABADA  MARKA LOO EEGO   GEESKA  AFRICA.

WADAMADAA WAXA KA MIDA  SOUTH AFRICA,ISRAIL.USA,UK,  HADABA  DANTA GAARA    EE WADAMADA  QAAR INAGA LEEYIHIIN WAXA KA MIDA  MAR HADII DAGAALADII  AFGANISTAAN IYO IRAQ  LAGU GUULAYSAN WAAYAY  INAAN GOOBAHA DAGAALKU KU BADAN  WADAMADA  HALKAAS KA DAGALAMAY  IYAGA OO  SHIRKII  29-01 2010  LAGU  QABTAY   WADANKA UK  LAGAGA HADLAY QADIYADA SOMALILAND  IYADA OO LAGA BAQANAYO  IN  SOMALIYA NOQOTO GOOB  LAMIDA  AFGANISTAN IYO IRAQ  SHIRKAAS OO LOOGU MAGAC DARAY(KA HORTAGA  ARGAGIXISADA) OO  AY SI WAYN U SOO DIYARIYEEN UK IYO USA.  WAXA IGU  MIHIIMSANAA  OO LAYSA GARTAY IN LOO    MUUJIYO DABACSANAN   SOMALILAND LOONA  YEEDHO  LAGALANA HADLO SIDII  AY   GARAB U SIIN LAHAAYEEN WADAMADA  AAN SOO SHEEGNAY  ARGAGIXISADANA  LA DAGALAMI LAHYEEN IYADA OO  LA SIIN DOONO TABABAR BOOLISKA SOMALILAND   LAGUNA CAAWIYO QALAB  CASRIYA OOO  AH XAGA BADAHA,WADAMADA QAAR WAXA AY KA DHAWAAJIYEEN IN LA  ICTIRAAFO SOMALILAND  SALDHIGYNA LAGA DHIGTO  SOMALILAND  OY SHEEGEEN IN  AY KU TAAL MEEL  KU HABOON  HAWLOHOODA GAARKA  AH.WAXA  LAYSLA SOO QAADAY IN LOO YEDHO MADAX WAYNAHA  SOMALIA  OO LAGALA HADLAYO  ARIMAHA  LA DAGALANKA ARGAGIXISADA IYO ARINKA SOMALILAND.HADABA HADA WAXA  TAGAYA USA  3DA  GOLE  EE SOMALILAND  QARANKEEDU KA KOOBAN YAHAY HADABA WAXAAN LEEYAHAY WAXA  KU JIRA  FURSAD  WAYN TAAS  OO  MIDHO DHALIN KARTA  WAXAANSE U ARKAA   HADII AY WAFTIGA  WADA SOCDAA AY MUCAARID IYO MUXAAFIDBA  ISKU ARAGTI YIHIIN   WAAYO WAA DAN QARAN  WAXANAN QABAA INAY  GARANAYAAN   INTAAN SHEEGAYO  IYO INKA BADANBA  WAANSE IDIN XASUUSIYAY UUN.NABADA SOMASLILAND  KA JIRTAA WAA  WAXA KALIYA EE AYNU IIB GAYNO   WAXAAN HADABA  AYNU  ICTIRAAF KU RADIN KARNAA  WAA  ARMIMAHAN HOOSKU QORAN.
 
 
1-DOORASHADA OO  XALAAL NOQOTA  OO WAKHTIGEEDA  KU QABSOONTA
 
2-NATIIJADA DOORASHADA  OO  LA AQBALO.
 
 
HADAL IYO GABAGABADII  WAXA   KA SOO BIXI KARA  SHIRKAN LAGU QABANAYO  USA   HORUMAR WAYN
SHACABKA SOMALILAND  WAAAN LEEYAHAY  MAANTA MUCAARID IYO MUXAAFIDBA ISKU  SOO WADA DUUBOO WAA  IN LA MIDOOBAA.
 
Y.O.YARRE

Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player