Idhanka.com

News You Can Trust
Subscribe

Tacsi Ku Socota Reer xaaji faarax qalinleh Shirwac

February 01, 2010 By: Idhanka Category: Tacsi

tacsi-150x130Dhammaan bulshada ka soo jeedda deegaamada wajaale- dilla- borama- awbarre iyo hargaysa ee ku nool dalka maraykanka gaarahaan gobolka Texas waxay halkan tacsi ballaadhan uga dirayaan geerida ku timid reer faarax qalinle shirwac. oo aabbohood faarax qalinle shirwac ku geeriyooday magaalada boorama axaddii.

Dhammaan bulshadan oo aan magacyadooda lagu soo koobi karin halkani. Waxay illaahay ka baryayaan inuu faarax qaline jannadii fardawsa ka waraabiyo dadkii uu dhallay iyo intii ay sii dhaleenna samir iyo iimaan ka siiyo aammiin. aammiin.

 Qore :-Abdirahman Musse Barre

Share and Enjoy:
  • Print
  • Digg
  • Facebook
  • Mixx
  • Google Bookmarks
  • Add to favorites
  • email
  • Live
  • MySpace
  • PDF
  • RSS
  • Twitter

Comments are closed.

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes

Idhanka.com © 2009 - All Rights Reserved.

Designed by Abdikarim Awgamboole