Puntland: Somaliland Xaq bay u Leedahay inay Sugto Amaankooda

Garoowe(Idhanka)- Xukuumada Puntland ayaa ka hadashay Banaan Bax Rabshado watay oo ka dhacay magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool iyagoo sheegay inay ka xun yihiin wixi dhacay.

Wasiirka Warfaafinta Puntland C/xakiim Axmed Guuleed ayaa sheegay in Somaliland ay iyadu sugaan Amaanka Somaliland iyo guud ahaan goobaha ay joogaan balse aanay haboonayn in dhibaatooyin loo geysto dadka shacabka ee aan waxba galafsan.

Wasiirku wuxuu Somaliland usoo jeediyey inay sii dayso ardayda iyio dadka kale ay haysto ee Banaan Baxaa lagu qabtay
 

waa markii ugu horeysay ee hadal noocan ahi kasoo baxo Wasiir ka tirsan Xukuumada Maamulka Puntland

source-Bnn

Share and Enjoy:
  • Print
  • Digg
  • Facebook
  • Mixx
  • Google Bookmarks
  • Add to favorites
  • email
  • Live
  • MySpace
  • PDF
  • RSS
  • Twitter
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes