IDHANKA.COM

News You Can Trust
Subscribe

INNAA- LILLAAH WA INNAA ILAYHI RAAJIACUUN!!!

February 07, 2010 By: Idhanka Category: Tacsi

Aniga oo ku hadlaya magaca reer muuse barre iyo bahda ba (Qadaro) waxan halkan tacsi uga dirayaa geerida ku timid Adeerkayo muhumed farah buuni oo saaka subaxdii ku geeriyooday magaaalada awbarre.
waxan ilaahay uga baryayaa inuu dambigiisa dhaafo reerka uu ka baxay iyo walaalihii iyo dhammaan ehelkiisa oo dhanba samir iyo iimaan ka siiyo

AAmmiin yaa Rabbi

Share and Enjoy:
  • Print
  • Digg
  • Facebook
  • Mixx
  • Google Bookmarks
  • Add to favorites
  • email
  • Live
  • MySpace
  • PDF
  • RSS
  • Twitter

Comments are closed.


Idhanka.com © 2009 - All Rights Reserved.

Designed by Abdikarim Awgamboole