HA U DAYMO LA AAN WAXA OTTAWA KUUGU DIYAAR AHSALAMA ACCOUNTING SERVICE OO KU TAALA 2415 HOLLYLANE DRIVE, SUIT 201 D OO AH PLAZADDA KA SOO HORJEEDDA MACDONALKA U YAALA ISGOYSKA WALKELY IYO HERON ,OTTAWA ,ONTARIO KALANA XIDHIIDH WIXII FAAHFAAHIN AH MAAMULAHA SHIRKADDDA
SACIID MOHAMED (CAMALOW)
OO FURANA ILAA WAKHTI DAMBE .
TEL 613-715-1924
Share and Enjoy:
Comments closed
ACN DIGITAL PHONE SERVICE WITH VIDEOPHONES Waa teleefoon casri ah oo maqal iyo muuqaal leh waa telefoon kufududeenaya inaad is araktaan eheladiina aad kalafogtihiin meelkasta ay aduunka kajoogaan. Digital videophone wuxu kushqeeyaa internetka, waxad kula xirikartaa tv-ka kuyaala fadhiga halkaas oo aadka daawankartid eheladaada aadkalafogtihiin iyaga oo kulahadlaya,waxaa kuxirikartaa USB oo ku loadkarenkartaa muusik,sawiro, waxaad [...]
Comments closed
Archive for Advertisement »Khamiistii 28kii January 2010, waxa magaalada London ee dalka ingiriiska ka furmay shir looga hadlayo nabad lagu soo dabaalo Afghanistan. Shirka waxa qaban qaabiyay dowladda Maraykanka iyo wadano xulafa yahiin. Inta aan galin danta shirkani laga rabo, bal an eegno waxa sababay dagaalka Afghanistan hada ka socda iyo istrajiyadaha dowladaha reer galbeedku adeegsanayaan.
In kaste oo [...]
Comments closed
Beryahan dambe waxa caam noqotay in magac iyo maamul iyo maal intaas laysku muquuniyo, oo loogu xoog sheegto qofkii aan intaas midna haysan, murtida qoraalkaygan waxan ula jeedaa arrimaha ka dhacaya dhul-boobka ka taagan gobolka awdal, gaarahaan buuraha ku gadaaman magaalada boorama, arrintaasi waa wax murugo leh, dadka arrimahaas foosha xun leh ummada u hor-seedayaana [...]
Comments closed
Faalo maqaalaha Elseveer ee Holland oo bishihiiba mar soo baxa wuxuu daabacay maqaal ay ugu magacdareen Baahida China uu u qabo alaabta caydhiin waxay amakaag ku noqotay Africadii hodanka ahayd maqaalkan oo aad u taabtay wadamada Africa wax u iibgeeya wuxuuna ku bilaabay sidan :-
Africa iska illoow ? ma ahan chinaha oo kaliya, maal galinta tooska [...]
Comments closed
Gudida Ururka awdal road race shirkii ugu horeeyey sanadkan cusub 2010 ku yeeshey qadka telefonka maalintii axada bisha January 10. Ujeedada shirkaasi oo aha sidii kor logu qaadi lahaa sportiga ciyaaraha fudud khasatan orodka 10km ee sanad waliba ka dhaca borama. Waxa shirka hadalka furey Mohamed Idka oo ah hormodka iyo madaxa ururka awdal road [...]
Comments closed
Mahamoud Abdi Sheikh Ahmed of Gabiley, Somaliland, attends the Rotary Center at the University of Bradford, England, where he has just finished studies an MA in conflict resolution as the first Somali Rotary World Peace Fellow.
He was a team leader with the Norwegian Refugee Council in Somaliland, which provides basic education to children of displaced [...]
Comments closed
Archive for Articles »Idhanka.com © 2009 - All Rights Reserved.