Inaa lilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun.
Anaga oo ah dadka magacdoodu hoos ku qorantahay tahay (iyo Xaaskoodaba) waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhamnaan reer XAAJI FAARAX QALINLE SHIRAWAC(CAANA-NUUG), reerkiisa, gaar ahaan Cabdilaahi Ibrahim Xaaji Xuseen iyo xaaskiisa Ikraam Faarax Qalinle anaga oo ka tacsiyadaynayna geerida deg dega ah ee ku timid Allaha u naxariistee FAARAX QALINLE SHIRWAC (CAANA-NUUG) oo ku geeriyooday Magaalada BOORAMA AWDAL. Waxaan Ilaaha Raxiimka ah ee naxariista badan uga baryaynaa inuu ka waraabiyo Janatul Fardowsa. Dhamaanteena inaga siiyo samir iyo iimaan….AAMMIINN
C/raxmaan Cilmi Caamir
Dr. Maxamad Nuux Cali
Cabdi Barkhad Wabari
Cabdikarim Xaaji ibrahim Nuur
Mustafa xaaji ibrahim nuur
Faisal Cumar Kahin Geeljire
Harawe Sheekh Cumar Good
Rashiid Aw Nuur Xirsi
Cabdulwahaab Cusmaan Cumar(Hadliye)
Axmad Cabdi Dugsiiye
Suleymaan Cabdi Dugsiiye
Rashiid Cabdi Dugsiiye
Cabdulqani Sheekh Muxumad Farah
Maxamuud Sheekh Xasan Taani
Xasan Xuseen Miigane
Cabdilaahi Faarax Gaboobe
Maxamad Cabdulraxmaan Aw Cilmi
Cabdi Qaadir Abiib Qalinle
Cumar Kaamil Samater(Badhi)
Cabdul raxmaan Cumar(baqare)
Cali Xaashi
Faysal Muraad
Ismail maxamad Cilmi Habane
Rashiid Xasan Axmad(Haadha)
Waxaan Eebe uga baryaynaa inuu marxuumka ka waraabiyo Janatul Fardowsa.
Hadii aan nahay maamulka shabakadaha Idhanka waxaan u diraynaa tacsi tiiraanyo leh reer Reer Faarax (Caano-nuug) iyo dhamaan reer Qalinle Shirwac, ehelka iyo qaraaboba anaga oo ka tacsiyadaynayna geerida ku timid allaha u naxariistee FAARAX QALINLE SHIRWAC (CAANA-NUUG). Waxaan Ilaaha qaadirka ah uga baryaynaa inuu naxariistii jano siiyo kana waraabiyo Janatul Fardowsa. Dhamaanteena Allaha inaga siiyo samir iyo iimaan.
AAMMIIN AMIIN AMIIN
















Posted in 





