TACSI KU SOCOTA REER ABDI IBRAHIM XAAJI XUSSEN (FANAH)
INAA LILAA WA INAA ILAHI RAAJICUUN . WAXA AAN AAD UGA NAXNAY GEERIDDA NAXDINTA LAHAYD EE SIDA KADISKA UGU TIMID MARXUUN MUSTAFA CABDI IBRAHIM (FANAH) OO SAAKA DALKA NORWAY KU GEERIYOODAY. ILAAHAY WAXAAN UGA BARYAYNAA MARXUUNKA IN UU JANADDII KA WARAABIYO SAMIRIYO IIMAANA KA SIIYO EHELIDDIISII.
TACSIDDA WAXA DIRAYAA DHAMAAN BAHDA SHABAKADDA IDHANKA IYO DADKA HOOS KU QORAN DHAMAANTOOD:-
ABDIKARIM XAAJI IBRAHIM NUUR IYO XAASKIISA NIMCO CUMAR KAAHIN
DHAMAAN REER XAAJI IBRAHIM NUUR OO KALA AH:-
HOOYO XAAJIYO YUSUR DAAHIR RAAGEH
SACIIDA XAAJI IBRAHIM NUUR IYO CARUURTEEDDA
CABDIRASAAQ XAAJI IBRAHIM NUUR XAASKIISA
IFRAAH XAAJI IBRAHIM NUUR IYO ODAYGEEDDA
NADIYA XAAJI IBARHIM NUUR IYO ODAYGEEDDA
ABDIRAHMAN XAAJI IBRAHIM NUUR
HIBO XAAJI IBRAHIM NUUR IYO ODAYGEEDDA
MUSTAFE XAAJI IBRAHIM NUUR IYO XAASKIISA
NASIM XAAJI IBRAHIM NUUR
AYAAAN XAAJI IBRAHIM NUUR
NUURA XAAJI IBRAHIM NUUR
IYO NIMCO XAAJI IBRAHIM NUUR.
DHAMAAN REER CUMAR KAAHIN HERSI (GEELJIRE) OO KALA AH
HOOYO XAAJIYO KHADIIJA DUCAALE WARSAME
FAADUMO CUMAR KAAHIN IYO ODAYGEEDA
CABDIRAXMAN CUMAR KAAHIN IYO XAASKIISA
CABDISAMAD CUMAR KAAHIN IYO XAASKIISA
CAAQIL CABDICASIIS CUMAR KAAHIN IYO CIYAALKIISA
UMALKHAYR CUMAR KAAHIN IYO ODAYGEEDDA CABDIRAHMAN MUUSE BARRE
SAFIYA CUMAR KAAHIN IYO ODAYGEEDA
FAISAL CUMAR KAAHIN
JAMAAL CUMAR KAAHIN .
-DADKAN OO DHAMAANTOOD KALA JOOGA CANADA,USA, SWEDEN IYO SOMALILND.


















