Tacsi ku socota Reer Xaaji Faarax Qalinle Shirwac

Dhamaan Bahda Shabakadda Idhanka iyo dadka magacdoodu hoos ku qoranyihiin (iyo reerahooguba) waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa ilma Xaaji Faarax Qalinle Shirwac iyo caruurtooda meel ay joogaamba, iyo dhamaan ehel iyo qaraabo, anaga oo ka tacsiyadaynayna geerida ku timid Allaha u naxariistee Aabohood Xaaji Faarax Qalinle Shirwac oo ku geeriyooday Magaalada Borama Axadii. Waxaan Ilaaha qaadirka ah ee naxariista badan uga baryaynaa inuu ka waraabiyo Janatul Fardowsa. Dhamaanteena inaga siiyo samir iyo iimaan….AAMMIINN

 

Xaaji Cabdiraxman Aw Cilmi
Maxamad Muxumad Fadal
Axmad Cige Riiraash
Dr. Maxamad Nuux Cali
Cabdi Barkhad Wabari
Cumar Kaamil Samatar
Rashiid Aw Nuur Xirsi
Cabdulwahaab Cusmaan Cumar
Axmad Cabdi Dugsiiye
Suleymaan Cabdi Dugsiiye
Rashiid Cabdi Dugsiiye
Cabdulqani Sheekh Muxumad Farah
Cabdulkariim Xaaji Ibraahim nuur
Maxamuud Sheekh Xasan Taani
Xasan Xuseen Wabari
Cabdilaahi Faarax Gaboobe
Cabdilaahi Ibrahim Xuseen
Maxamad Cabdulraxmaan Aw Cilmi
Cabdiraxman Abiib Qalinle
Harawe Sheekh Cumar

Cabdulraxmaan Cumar

Mustafa xaaji Ibrahim Nuur

Faisal Omer Kahin Geeljire 
Cali Xaashi
Faysal Muraad
Ina maxamad Cilmi Habane
Rashiid Xasan Axmad

Xasan Xussein Miigane

 

Waxaan Eebe uga baryaynaa inuu marxuumka ka waraabiyo Janatul Fardowsa.

Share and Enjoy:
  • Print
  • Digg
  • Facebook
  • Mixx
  • Google Bookmarks
  • Add to favorites
  • email
  • Live
  • MySpace
  • PDF
  • RSS
  • Twitter
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes