Anaga oo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoranyahay degana magaalada jijiga ee ismaamulka soomaalida itoobiya waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Maxamuud Muuse COlow oo ku geeriyooday magaalada boorama , waxaan Ilaahay uga baryeynaa in uu Marxuumka jannadii ka waraabiyo Annagana Samir iyo Imaan Ilahay inaga siiyo aaamiin
Xuseen Sh. Maxamed Yuusuf iyo
Mukhtaar Xasan Cali
Cabdishakur Sheekh Cumar Sheekh Muuse
Sahra aden Osman
Maxamed Cabdi Muxumed
Cabdi Aden Askar
Ifraax Cali Xuseen
Faadumo Maxamed Samaale
Cabdicasiis Cali Xuseen
Hodan Maxamed Ciise Bulle
Abiibakar Cali liibaan
Cabdisalaan Daahir Xasan
Cabdi Yaxye Muumin
Maxamed Muuse Saleebaan
















Posted in 





