Idhanka.com

News You Can Trust
Subscribe

Tacsi ku Socota Eheladdii Cornayl Mohammuud Muuse Colow

January 08, 2010 By: Idhanka Category: Tacsi

INNAA-LILLAAH WA INNAA- ILAYHI-RAAJICUUN!!!

dhammaan bulsho waynta reer awbarre, borama, dilla, saylac lughaya,wajaale iyo jig-giga ee ku nool gobolka texas ee maraykanka waxan halkan taxci ballaadhan uga diraynaa geerida ku timid marxuum( mohammuud muuse colow) oo xalay jimcihii ku geeriyooday magaalada borama!!. waxan ilaahay uga baryaynaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo ehelkiisiina samir iyo iimaan ka siiyo allaahuma aammiin.

Abdirahman  Musse Barre

Share and Enjoy:
  • Print
  • Digg
  • Facebook
  • Mixx
  • Google Bookmarks
  • Add to favorites
  • email
  • Live
  • MySpace
  • PDF
  • RSS
  • Twitter

Comments are closed.

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes

Idhanka.com © 2009 - All Rights Reserved.

Designed by Abdikarim Awgamboole