Dhacdo La Yaableh oo Ka Dhacdey Wadanka Somaliya Meel Ka Mid ah (Maxaa Ka Dhacey).

Dhacdo La Yaableh oo Ka Dhacdey Wadanka Somaliya Meel Ka Mid ah (Maxaa Ka Dhacey).

allaah Subxaana Watacaalaa Waxuu Yiri Nafsadiina Iyo Nafsada ehelkiina uga Diga Naar Naartaas oo lagu shidaayo dad iyo dhagax waxaa dhacdey meelkamid ah wadanka somaliya ineey ka dhacdey qiso Cajiib ah.

Wiil somaali ah ayaa isaga oo hurda wuxuu kuryoodey inuu dhintey markaa waxaa la geeyey Albaabka janada markuu tegey waxuu Yiri saxibadeey meeshaan kuma jiraan waa laga wadey waxaa la geeyey albaabkii naarta waxuu yiri asxaabteedii oo dhan waa kuwaan oo Halkaan ayeey Ku jiraan isagana madax madax ayaa loogu tuurey Naarta Ilaah Baan Ka Magan Galney Naarta.

Markii Naarta Lagu Tuurey Buu Ka Soo Boodey Hurdadii Kuleeylka naarta awadeed Ka dibna Waaaga MarKuu Beryey Buu Dad Badan oo Soomali ah u Shegey Dadki uu arinta u sheegey Waxeey Kula Taliyeen Inuu Awalba Salaada Dukan Jirin uu Hada Ka Dib Dadaalo u Dukado Salaada Muusan Dukanin Ilaahey waxuu Yiri Wantoow eey soo Waantooban iska daayee qalbigooda waxaa qofol saarey denbiga ee sameeynayaan sidaa darteed ma uusan dukan 3-maalin ka dib ninkii Wuu dhintey.

Marku Dhintey Baa Waxaa la Geeyey Misaajidka oo Waa lagu Tukadey si loo aaso markii qabuurahii la geeyey oo godkiisi Loo Diyaariyey Baa waxaa u Yimid 2″badari oo gaala ah Waxeey Yiraahdeen Ninkaa ma Duugi Kartaan Sababtoo ah ninkaan Somaliga ah anaga ayuu naga mid ahaa cadeeyn Baana u Heysanaa oo Dhalinyarada Somaalida ayuu Inoo soo Gaaleyn Jirey Hadaad Been Moodeysaan Waxaa Cadeeyn Noogu Filan Calaamad ayaa Noogu Taala ee Fiiriya Ka Dibna Weey Qaateen ninkii somaaliga ah Markaa waxaan nafteeyda iyo naftiina idin kula dardaarmayaa inuu qof ilaah ka baqo oo salaada waqtigeeda ilaaliyo ilaaheey subxaana wataacalaa waxuu yiri waxaa aniga iga Baqa Dadka Caqliga Leh ilaaheey hanaga dhigo kuwa ka baqa allaah waa la baadiyeysan yahayee aaamiiiiim.

XIGASHO”SAXAFADA.COM
W/qorey.CABSIYE MAXAMED CABDULLE
Saxafadacom@hotmail.com”DENMARK

 source-djiboutination

Be Sociable, Share!
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash player