Idhanka.com

News You Can Trust
Subscribe

Bahda Shabakada Wararka ee Idhanka Waxay tacsi u diraysaa Ehaladii iyo Qoyskii Col.Maxamuud Muuse Colow

January 08, 2010 By: Idhanka Category: Tacsi

January 8, 2010

Idhanka-Borama-Inaa lilaahi Wa innaa Ilayhi Raajicuun… Bahda Idhanka iyada oo ka tiiraanyeysan geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum Kornayl Maxamuud Muuse Colow oo ku magac dheeraa (Kornayl Colow) waxay tacsi u dirayaan Ehaladii iyo Qoyskii uu ka baxay Marxuumku oo maanta oo bishu ahayd 08 Jan.2010 Lagu Aasay Magaalada Boorama…. Xabaalaha C/Qoolaab.

Marxuumka ayaa mudaba u jiifay xanuun hayay. Allaha u naxariistee Cl/ Maxamuud ayaa ahaa  waddani  qaaliya oo ka baxay dhammaanba ummadda geeska gaar ahaan Somaliland, Ilaahay Janadii Fardawsa ha ka waraabiyo Marxuumka Ehelkii iyo Qoyskii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ha ka siiyo.

Aamiin……Aamiin…….Aamin.

Bahda idhanka.

Share and Enjoy:
  • Print
  • Digg
  • Facebook
  • Mixx
  • Google Bookmarks
  • Add to favorites
  • email
  • Live
  • MySpace
  • PDF
  • RSS
  • Twitter

Comments are closed.

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes

Idhanka.com © 2009 - All Rights Reserved.

Designed by Abdikarim Awgamboole