Tacsi Ku socota reer Xaaji Ahmed Miisaan
Dhammaan dadkan hoos ku qoran oo deggan California ee Dalka Maraykanka ayaa waxa ay tacsi murugo u dirayaan Xaaji Axmad Miizaan Aare iyo dhammaanba Ilma xaaji Ahmed Miisan iyo qaraabadii ay ka baxday alle ha u naxariistee Xaaji Miizaan xaaskisii hooyo Yusur Daahir Aye oo ku guuriyootay Borama. Wwaxayna marxuumadda ilaahay uga baryaynaa inuu ka waraabiyo jannadiisa Firdowsa intii ay ka tegeteyna samir iyo imaan Ilaahay ka siiyo aamiin aamiin.
1.Mohamed Duale Hilaac dheer iyo xaaskiisa
2. Aden Hassan Iman iyo xaaskiisa
3.Ali Abdi Hori iyo xaaskiisa
4. Sheikh Mahamed Mohumed iyo saaskiisa
5 Khadar Jama Tukaale iyo xaaskiisa
6. Mhadi Ibrahim
7. Muhsin Didar iyo xaaskiisa
10. Abdirahman M. iyo xaaskiisa
11. Ilyas H. xaaskiisa
12.Mohamed Ahmed Kayd iyo xaaskiisa
Ali A. Hori


















