Idhanka.com

News You Can Trust
Subscribe

Tacsi ku socota qoyskii Reer xaaji ahmed Miisaan

December 20, 2009 By: Idhanka Category: Tacsi

tacsTacsi ku socota Reer Xaaji Axmed Miisaan

Anigoo ah bahda shabakadda idhanka .com waxan aad uga tiiraanyeysanahay geeridii ku timid Alaha ha u naxariistee hooyo Yusur Daahir Aye oo aheyd hooyaddi Ilma Xaaji Axmed Miisaan.Anagoo ku hadlayayna magacayagaya  iyo Bahda Shabakadaha Idhanka.com  waxan Tacsi udiraynaa Qoyska reer Xaaji Axmed dhamaantood meel walba oo ay joogaan .ilaahayna waxaan marxuumadda uga baryaynayaa in uu janaddii ka waraabiyo.samir iyo iimaana ka siiyo ehekeeddii oo dham.Aamiin.

Share and Enjoy:
  • Print
  • Digg
  • Facebook
  • Mixx
  • Google Bookmarks
  • Add to favorites
  • email
  • Live
  • MySpace
  • PDF
  • RSS
  • Twitter

Comments are closed.

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes

Idhanka.com © 2009 - All Rights Reserved.

Designed by Abdikarim Awgamboole