Idhanka.com

News You Can Trust
Subscribe

Tacsi Ku Socota qoyskii Marxuum Roobleh Ali Mohamed

December 04, 2009 By: Idhanka Category: Tacsi

Bahda Shabakadda Idhanka iyo hawlwadeenadeedu Iyaga oo ka tiiraanyasan dilkii kadiska ahaa ee ku yimid Marxuum Roobleh Ali Mohamed oo gacan ka xaq darani ku  dishay Edmonton ,Alberta Axaddii ina soo dhaaftay. . Waxay Tacsi u dirayaan dhamaan qoyskii uu ka baxay Marxuum Roobleh Ali Mohamed  gaar ahaan Aabihii Mohamed, Hooyaddii Nimco iyo  gabdhaha Walaalihiis .Ilaahayna waxaan uga baryaynaa in uu janaddii ka waraabiyo, Samir iyo Iimaana ka siiyo  dhamaan heladdiisii .Aamiin.Aamiin.

Share and Enjoy:
  • Print
  • Digg
  • Facebook
  • Mixx
  • Google Bookmarks
  • Add to favorites
  • email
  • Live
  • MySpace
  • PDF
  • RSS
  • Twitter

Comments are closed.

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes

Idhanka.com © 2009 - All Rights Reserved.

Designed by Abdikarim Awgamboole