Halkan ka daawo xafladii xil wareejinta.Cali Qamar,Garaad C/rashiid Garaad Ismaaciil,Video.

LasXafladii xilwareejinta Gudoomiyaha Cusub Ee gobolka Sool Faarax ASkar Xuseen Iyo Wasiirka Boosaha iyo isgaadhsiinta Cali Maxamuud axmed Ex- Gudoomiyihii hore Ee gobolka Sool ayaa maanta waxay ka dhacaday Xarunta Maamulka Gobolka, Munaasibadan ayaa waxaa ka soo qayb galay dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada oo ay ugu horeeyaan Waxgarad Cuqaal, Garaado oo uu ka mid yahay Garaad Cabdi Rashiid Garaad Ismaaciil Ducaale iyo Masuuliyiinta gobolka Heer gobol iyo mid Degmo.Hoos ka daawo filim muujinaya xafladaas.

Source-Afnugaal-idhanka.

Share and Enjoy:
  • Print
  • Digg
  • Facebook
  • Mixx
  • Google Bookmarks
  • Add to favorites
  • email
  • Live
  • MySpace
  • PDF
  • RSS
  • Twitter
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes