Idhanka-Mecca 20 Nov 09-Waxa Maanta geeryooday Allah u naxariistee Wasiirkii Wasaradda Macdanta iyo Biyaha ee Somaliland,Qaasim Sheekh Ibraahim Yuusuf, waxana uu ku geeryooday Magaalada barakaysan ee Makka dalka Saudi Arabia isagoo gudanaya waajibaadkiisii Xajka ,waxana uu udhintay mutul qafle (natural death,Alla u naxariisto marxuunka ,eleheldiisina samir iyo iiman Allaha ka siiyo.
Amiin Warka oo faahfaahsan waan idinla soo socod siin doona.
Source-Awdalpres-idhanka.
















Posted in 





