Idhanka.com

News You Can Trust
Subscribe

Tacsida: Shiikh Maxamed Rashaad Macalim Isxaaq

November 26, 2009 By: Idhanka Category: Tacsi

RashaadJaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Ottawa ee dalka Canada waxay si wadajir ah tacsi ugu dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday allaha u naxariistee Marxuum Shiikh Maxamed Rashaad Macalim Isxaaq oo 26ka Nofember ku geeriyooday magaalada Makka ee dalka Sacuudiga isaga oo gudanayey Xajkii sannadkan.

Shiikh Maxamed Rashaad oo ahaa Imaamka masjika Salaama ee magaalada Ottawa ayaa wuxuu qayb weyn ka qaatay dhismaha masaajidka Salaama oo hadda ah masaajidka ugu weyn ee magaalada Ottawa.

Waxaan ilaaheey uga baryeynaa in jannadii ka waraabiyo annagana Samir iyo iimaan.

 Source-Hiiraan_idhanka.

Share and Enjoy:
  • Print
  • Digg
  • Facebook
  • Mixx
  • Google Bookmarks
  • Add to favorites
  • email
  • Live
  • MySpace
  • PDF
  • RSS
  • Twitter

Comments are closed.

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes

Idhanka.com © 2009 - All Rights Reserved.

Designed by Abdikarim Awgamboole