Tacsi u Socota Dr Mohamed Daauud Qawdhan Iyo Walaalihii
Annaga oo ah bulshada ku nool Dallas and Fort-Worth area, oo aan magacyadooda la soo koobi karin waxan wada jir Tacsi
ugu diraynaa Dr. Mohammed Da,ud Qawdhan. oo Walaashii Sahra Da,ud Qadhan oo 23kii bishan november ku geeriyootay dalka Yemen, Waxan rabbi ka baryaynaa inuu walaashayo Sahra Daauud dembigeeda dhaafo, Carruurtii ay ka baxday iyo walaalaheed Dr. Mohammed Daa,uud iyo Yusur daa,uud iyo Madiino Dahir Elmi dhammaanba Samir iyo Iimaan ka siiyo (Allahuma Aammiin)
Aamiin—Aamiin
By Abdirahman Musse Barre.
Dls/Taxes.


















