Tacsi Ku Socota Eheladdii Qaasim

INA  LILAAH   WA  INA  ILAAHI  RAAJACUUN
Anagoo ah dadka hoos ku qoran waxaan tacsi u diraynaa  qoyskii iyo qaraabadii  iyo asxaabtii uu ka geeriyooday  wasiirkii macdanta iyo biyaha somalilaand  Xaaji  QAASIN SH YUSUF IBRAHIM oo maanta oo jimce ah ku geeriyooday dalka boqortooyada Saudi Arabia  isagoo gudanaaya waajibaadkii xashka waxaanan ilaahay uga baryanaa in uu illaahay janadii fardowsa ka waraabiyo qoyskii iyo qaraaabadii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo  aamiin

1  Sheik Mustafa Abdi Nuur
2   Mohamed osman dhiirane
3   Ali Sh Omar
4   Abdoo Bakaal
4   Abdi Nuur
5   Hasan Riiraash
6   Ahmed Garaad
7   Abbdi Samad loodoon
8   Abdulaahi Nuur
9   OMAR Ismail Sh
10  Mustafe Samaale
11  AHMED  Abdi Fanax
12  OMAR YARE
13  Shiine Qaaruun
14  Abdikariim Sancase
15  Abdi Kulmiye Gaafane
16  Idiriis Yaabarag
 
Edmonton Alberta

Share and Enjoy:
  • Print
  • Digg
  • Facebook
  • Mixx
  • Google Bookmarks
  • Add to favorites
  • email
  • Live
  • MySpace
  • PDF
  • RSS
  • Twitter
Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes