Tacsi Ku socota Eheladdii marxuum Qaasim Sheekh Yusuf
Innaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun;
Dhamaan dadkayagga hoos ku qorani waxan tacsi u diraynaa qoyskii iyo eheladdii uu ka geeriyooday marxuun Qaasim sheekh yusuf oo ku geeriyooday maka, Sacuud arabia.
Nuux Aamin
Safia Ismael
Ladna Nuux
Said Mohamad,
Hyatt Nuux
Hanna Nuux
Waxanan si tiiraanyo weyn leh uga naxnay geerida lama fillaanka ah ee ku timid walaalkoodii qaaliga ahaa marxuun Qaasim sh yuusuf oo ahaa wasiirka macdanta iyo biyaha soomaliland
waxay ilaaha weyn ee naxariista leh u weydiinayaan inuu ka waraabiyo janadii firdowsa.
waxaa ay waalaashood Dayiba Sh Ali oo ahayd xaaskii marxuum Qasim iyo caruurtiisii ka hadhay leeyihiin samir iyo iimaan Allaha inaga siiyo… isagana jannadii firdowsa eebe ha ka waraabiyo.
innaa llihaahi wa inaa ilayhi raajicuun…
samir iyo immaaan allow naga sii
Aaamiiin


















