Annaga oo ah jahliyadda reer Awdal ee deggan Gobolka Bedfordshire degmada Luton ee dalka Ingiriiska ( UK ), waxan tacsi u diraynaa eheladii iyo asxaabtii uu ka baxay allaha u naxariistee Suldaan Muxumad Nuur Geelle oo ku magac dheeraa Suldaan Guray Nuur.
Tacsidaa tiiraanyada lehna waxa diraya, dadkan hoos ku qoran.
1. Aden Cilmi Maxamuud ( Dallacaaye ) iyo xaaskiisa.
2. Ahmedweli Sh. Omer Goth iyo xaaskiisa.
3. Xuseen Ibraahim Ahmed ( Cawaale Dheere ) iyo xaaskiisa.
4. Muuse Daahir Ahmed Good iyo xaaskiisa.
5. Bashir Caqli Caateeye iyo xaaskiisa.
6. Cabdi Barkhad Miicaad ( Ina Shimbir )
7. Idiris Aw Aden iyo xaaskiisa.
8. Mahamed Ahmed Aden ( Shaarloo ) iyo xaaskiisa.
9 Ismail Huseen ( Ismail Madoobe ) iyo xaaskiisa.
10.Faysal Cabdillaahi X Cabdi iyo xaaskiisa.
11.Omer Hassan ( Omer Denhaag ) iyo xaaskiisa.
12.Cilmi M Cilmi iyo xaaskiisa.
13.Cabirasaaq Ibraahim iyo xaaskiisa.
14.Aden Cali warmahaye iyo xaaskiisa.
15.Ahmed-yaasiin Cabdirahman Sheekh iyo xaaskiisa.
Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun
ahmed goth <shueebi@hotmail.com>
















Posted in 





