Idhanka.com

News You Can Trust
Subscribe

Tacsi Ku Socota Xaaskii iyo caruurtii uu ka baxay Abtigayo Allaha U Naxariistee Cabdi Maxamuud

July 30, 2010 Posted By: Idhanka Category: Tacsi

Tacsi

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun;

Ilma Cabdi Dugsiiye dhamaantood meel ay kala joogaanba iyo reerahooga
iyo caruurtooduba waxay tacsi tiiraanyo leh u diraynaa xaaskii iyo
caruurtii uu ka baxay ABTIGAYO allaha u naxariistee Cabdi Maxamuud
Obsiiye oo xalay ku geeriyooday magaalada Borama. Read More →

DAMASCUS: Custodian of the Two Holy Mosques King Abdullah will lead a rare tripartite summit in Beirut on Friday to bring together President Bashar Assad of Syria and President Michel Suleiman of Lebanon in an effort to improve inter-Arab relations

July 30, 2010 Posted By: Idhanka Category: News

By ARAB NEWS

The reconciliation summit is widely seen as the successful outcome of King Abdullah’s diplomatic overtures to strengthen Arab unity and confront the challenges facing the Arab Ummah. Read More →

DFKMG iyo Xarraktul-Shabaab oo guulo ka kala sheegtay dagaal ka dhacay gobolka Bakool

July 30, 2010 Posted By: Idhanka Category: News

l Jimco, 30 July, 2010 (Idhanka) – Dowladda Soomaaliya iyo Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin ayaa guulo ka kala sheegtay dagaalo shalay gallinkii dambe iyo saakay ku dhexmaray degmada Yeed ee gobolka Bakool, halkaasoo ay koox walba doonayso inay iyagu gacanta ku dhigto. Read More →

Dad siyaabo kala duwan xalay loogu dilay degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir

July 30, 2010 Posted By: Idhanka Category: News

Jimco, 30 July, 2010 (Idhanka) – Laba qof ayaa siyaabo kala duwan loogu dilay xalay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir qof kalena waa la dhaawacay, kuwaasoo qaarkood ay ahaayeen dad lagu eedeeyay inay xiriir la leeyihiin Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin. Read More →

Militant Alliance Adds to Somalia’s Turmoil

July 30, 2010 Posted By: Idhanka Category: News

NAIROBI, Kenya — An insurgent commander based in the semiautonomous region of Puntland in northern Somalia has pledged his allegiance to the Shabab militant group, a move that threatens to destabilize a part of Somalia that had been relatively peaceful. Read More →

Somalia: As fighting escalates in Mogadishu, deportations to the capital continue

July 30, 2010 Posted By: Idhanka Category: News

Dozens of Somali civilians have been killed and scores wounded in this week’s escalation of fighting between government forces and the Al-Shabaab militia in Mogadishu. Many more have been driven out of their homes by the continuing violence. Read More →

Miisaanka, aqoonta iyo degaamada xubnaha loo magacaabay Wasiirada cusub -Waa imisa xubnaha Qurbajoogga ah ee la magacaabay? -Wasaaraddee baa nasiib u yeelatay masuul ku habboon

July 30, 2010 Posted By: Idhanka Category: News

  PDF Print E-mail
 
 
 

Hargeysa  (Idhanka)- Madaxweynaha cusub ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu shalay shaaciyay liiska golihiisa Wasiirada, ka dib markii Salaasadii doraad la dhaariyay.Wasiiradan cusub oo ka kooban 20 xubnood, iyadoo sidii hore lix keliya laga dhimay, waxa ka dhex muuqda shaqsiyaad ku cusub masraxa siyaasadda Somaliland.  Sidaa aawadeed, Wargeyska Ogaal waxa uu halkan idiinku soo gudbinayaa faaqidaad guud-mar ah oo uu ku sameeyay aqoonta, khibrada iyo degaamada ay ka soo jeedaan xubnaha la magacaabay iyo sidoo kale waxyaabaha masuul kasta ku sugaya xafiiska loo magacaabay Read More →

Shir Jaraa’id oo uu qabtay Siyaasi ka soo jeeda Goboladan Awdal/Salal Mudaharaadkii ka Dib+Sawir

July 30, 2010 Posted By: Idhanka Category: News

Borama(Idhanka)Sida aan la wada socono saaka ayaa caasimadaGobolka Awdal ee Borama, waxaa ka dhacay Mudaharaad lagaga soo horjeedo saami qaybsiga xukuumada Cusub. Read More →

Ciidamadad Qaranka ayaa maanta Rasaas ku furay dad mudaharaad ay kaga soo horjeedaan qaabka loo soo xulay Xukuumadda Axmed Siilaanyo ka dhigay magaaladda Boorame

July 30, 2010 Posted By: Idhanka Category: News

Sida uu ku qiray Guddoomiyaha Gobolka Awdal waraysi uu  goor dhaweyd siiyay Idaacadda BBC da waxa ka dhacay magaaladda Boorame mudaharaad lagaga soo horjeedo qaabka uu Siilaanyo Beelaha reer Somaliland ugu qaybiyay kuraasta wasiiradda ee xukuumaddiisa, taasoo ay dadweynaha Gobolka Awdal saluugeen Read More →

Ottawa Hospital’s sickest waiting longer

July 30, 2010 Posted By: Idhanka Category: News

By Pauline Tam, The Ottawa Citizen

OTTAWA — The sickest patients at The Ottawa Hospital’s emergency room appear to be waiting longer for treatment than they were two years ago, when Eastern Ontario’s largest trauma centre started getting funding to fix the problem.

According to the most recent provincial data, The Ottawa Hospital has not seen a noticeable drop in how long their hardest-to-treat patients spend in the ER, despite receiving $5.8 million since 2008 to slash wait times.

At the Civic campus, where the problem is most serious, the wait actually increased between April 2008 and June 2010, from 20 to 21.5 hours. Read More →

Duruus Diiniya oo ka socotay Masjidka Cusub ee Bilaal ee ku yaala Magaalada Borama oo la soo gabo gabeeyay+Sawiro

July 30, 2010 Posted By: Idhanka Category: News

Borama(Idhanka) Masjidkan Bilaal oo  dhismihiisa dhawaanahan faraha laga qaadaykaas oo ku yaala degmada Borama, waxaana dhismihiisa ka qayb qaatay Bulshadadegan degan magaalada Borama iyo nawaaxigeeda, iyo waxoogaa faro ku tiris ah,oo qurba jooga kana soo jeeda deegaanada Gobolka Awdal,hadaba masjidkan ayaalaga soo bilaabo Bishshii todobaad ee sanadkan ilaa dhamaadkii bishan , ayaawaxaa ka socday duruus diiniya oo kala duwan, kuwaas oo kala ahaa,Tafsiir JisCama,Miatul xadiis,Abushujaaca Fiqi. Read More →

Xukuumadda Somalia oo soo dhaweysay go’aanka Midowga Afrika uu ku kordhinayo ciidanka AMISOM

July 29, 2010 Posted By: Idhanka Category: News

Khamiis, 29 July, 2010 (Idhanka) – Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go’aankii uu ururka
Midowga Afrika ku gaaray inuu ku kordhiyo ciidammada AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho, kaddib markii Xarrakatul Shabaab ay ku hanjabtay inay ridayso dowladda ay Qarammada taageerto. Read More →

Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Magacaabista Xubnaha Cusub Ee Wasiirada Oo Ka Dhacay Hargeysa

July 29, 2010 Posted By: Idhanka Category: News

 

Hargeysa (Bnn-Idhanka)- mudahaarad laga soo hor jeedo magaacisbta uu madaxweynaha Somaliland magaacabay xubnaha golaha wasiirada ah ayaa maanta ka dhacay magaalada Hargeysa gaar ahaana xaafada loo yaqaan isha boorama. Read More →

Warsaxaafadeed Madaxtooyada Somaliland

July 29, 2010 Posted By: Idhanka Category: Press Release

Warsaxaafadeed Madaxtooyada Somaliland 

                                29/07/2010

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud, ayaa maanta soo saaray laba xeer oo uu ku kala magacaabay labadan masuul ee hoos ku xusan, kuwaasi oo kala qaban doona Chief of Cabinet-ka Madaxtooyada iyo Af-hayeenka Madaxtooyada Somaliland.  Read More →

Sedex ka Tirsan Xildhibaanada Barlamanka Puntland oo Xil ka Qaadis Lagu Sameeyay

July 29, 2010 Posted By: Idhanka Category: News

Arbaco, 29 July, 2010 (Idhanka) –Sedex ka tirsan xildhibaanada Barlamanka Puntland ayaa maanta xilka laga qaaday,ka dib Fadhi ay Mudanayaashu ku yeesheen magaalada Garowe ee caasimada Puntland,waxaana lagu  eedeeyay in ay ka shaqaynayeen falal amaanka gobolka lid ku ah. Read More →

Dowladda KMG-ka ah oo wadahadal ugu baaqday kooxaha kasoo horjeeda

July 29, 2010 Posted By: Idhanka Category: News

Khamiis, 29 July, 2010 (Idhanka) – Dowladda Soomaaliya ayaa maanta sheegtay inay wadahadal la furayso kooxaha dagaalka kula jira, si loogu dhammeeyo dagaallada dabada-dheeraaday ee ka taagan dalka. Read More →

Shabaabka oo Beeniyey Ku Lug lahaanshaha Dagaalka Puntland

July 29, 2010 Posted By: Idhanka Category: News

Dhaq dhaqaaqa Al-Shabaab ayaa iska fogeeyay inuu wax lug ah ku leeyahay dagaaladii cuslaa ee ka dhacay duleedka magaalada Boosaaso.
Read More →

The world has been heating up since 1980s: Study

July 29, 2010 Posted By: Idhanka Category: News

The world has been heating up since 1980s: Study

 The world is “unequivocally” getting hotter and has been for more than 30 years, according to the most comprehensive study of temperature readings from the top of the atmosphere to the bottom of the ocean. Read More →

Faallo gaaban oo ku saabsana Dhismaha Dawladda cusub ee Madaxweyne Siiraanyo By Abdirahman Barre

July 29, 2010 Posted By: Idhanka Category: OPINION

SCW/ Salaan ka dib haddaan wax yar figraddayda ka dhiibto sida uu md. ahmed mohamed (siiraanyo ) u soo dhisay dawladdiisa cusub,  way habboontahay inuu dawlad yar soo dhiso, balse markuu beeshiisa habar-jeclo saddex wassiir siiyay, sacad-muusena lix wassiir, dadka kale ee beelaha kale ka soo jeedana laba wasiir ha qaataan, sida samaroon iyo dhul-bahante,  arrintaasi isaga iyo la taliyeyaashiisu sidee ayay maskaxda uga keeneen, balse caddaaladdii uu ku baaqaayay ee uu lahaa caddaalad ayaan rabaa inaan sameeyo, ma waxay noqotay inuu ciddii si fiican codka u siisay uun hooya qaata yidhaahdo, mise waaba uun biyo sacabkaaga ayaa laga dhergaa beeshaada ka dhergi. Read More →

New Government, New Dawn By Cumar X Hadliye UK

July 28, 2010 Posted By: Idhanka Category: QORAAL

Well done Mr President, you have assembled a great team with Some very poplar names known for their dedication and hard work. The new Government must hit the ground running and do what they are good at doing. Read More →

Madaxweyne Siilaanyo Siduu u Wajahayaa Mucaaradka Hubaysan ee Gobolka Sool iyo Buuhoodle?

July 28, 2010 Posted By: Idhanka Category: News

Madaxweynaha cusub ee Soomaliland Md Axmed Siilaanyo ayaa maanta ka hadlay dagaaladii ka dhacay deegaanada Sool iyo Buuhoodle ayaa sheegay in xukuumadiisa ay waan waan la geli doonto beelaha ku dhaqan gobaladaasi. Read More →

Daawo Dareenka Bulshada Reer Borama ee ku aadan Dawladii Hore iyo Tan Cusub

July 28, 2010 Posted By: Idhanka Category: News

Daawo Dareenka Bulshada Reer Borama ee ku aadan Dawladii Hore iyo Tan Cusub

Borama(Idhanka) Sida aan la wada socono waxaa maanta si rasmiya loola kala wareegay Madaxtinimada Jamhuuriyada Somaliland Madaxwaynihii Hore iyo Madaxwaynaha Cusub hadaba waxaa halkan dareenkooda ka cabiraya qaar ka mid ah siyaasiyiinta dhalinta iyo suxifiyiinta ka hawlgala Degmada Borama waxa ayna cabirayaan dareenkooda ku aadan dawladii hore maxaa lagau xasuusan karaa tanse maxaa looga fadhiyaa. Read More →

Dagaallo iyo duqeymo geystay khasaare dhimasho iyo mid dhaawac oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

July 28, 2010 Posted By: Idhanka Category: News

Arbaco, 28 July, 2010 (Idhanka) – Ugu yaraan 15-qof ayaa ku dhintay 40-qof oo kalena way ku dhaawacmeen dagaallo iyo duqeymo ku dhexmaray Magaalada Muqdisho ciidamada Dowladda oo gacan ka helaya ciidamada AMISOM iyo Ururka Xisbul Islaam. Read More →

Dowladda Soomaaliya oo ku baaqday in la joojiyo dagaalka Puntland

July 28, 2010 Posted By: Idhanka Category: News

Arbaco, July 28, 2010 (Idhanka) – Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Yuusuf Xasan Ibraahim (Yuusuf Dheeg) ayaa xalay ugu baaqay islaamiyiinta dagaalka kula jira maamulka Puntland inay joojiyaan dagaalka si loo badbaadiyo dhiigga dadka Soomaaliyeed. Read More →

Madaxweyne Siilaanyo oo ku Dhawaaqay Xukuumad Cusub

July 28, 2010 Posted By: Idhanka Category: News

Madaxweyne Siilaanyo oo ku Dhawaaqay Xukuumad Cusub

Arbaco, 28 July 2010 (Idhanka)- Madaxweynaha cusub ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta ku dhawaaqay liiska xukuumaddiisa cusub oo ka kooban 20 wasiir iyo lix wasiir-ku-xigeen.
Read More →

No survivors likely in Pakistan passenger plane crash

July 28, 2010 Posted By: Idhanka Category: News

ISLAMABAD – A Pakistani passenger plane crashed in heavy rain near Islamabad on Wednesday, killing at least 90 people and officials said it was unlikely that there would be any survivors among the 152 people on board. Read More →

Xiddigta cusub ee madasha siyaasada Soomaliland

July 28, 2010 Posted By: Idhanka Category: SIYAASAD

Siyaasiyada ugu fadala cad uguna dadaal badan ee Soomaaliland u kacday waa gabadha la yidhaa Amaal Xaji A.Miisaan ee ku nool magaalada Boorame iyadoo ah xubinta ugu mihiimsan ee xisbiga Kulmiye ah ee Awdal iyo Salal.
Read More →

Guddoomiyihii guddida Ilaalinta Hantida Qaranka ee Xisbiga Kulmiye Cabdiraxmaan Cabdiqaadir ayaa shalay iska casilay

July 27, 2010 Posted By: Idhanka Category: News

  PDF Print E-mail
   
 
Hargeysa,(Idhanka) – Guddoomiyihii guddida Ilaalinta Hantida Qaranka ee Xisbiga Kulmiye dhawaan Magacaabay, Cabdiraxmaan Cabdiqaadir, ayaa shalay iska casilay xilkaasi kadib markii uu ku guuldaraystay inuu ka mid noqdo xubnaha xukuumadda Cusub ee la filaayo in Madaxweynaha Cusub Axmed Maxamed Maxamuud Siillaanyo uu magacyadooda maanta ku dhawaaqo, Read More →

Muuqaaladda Xafladii Xilka Madaxtinimada Somaliland Lagula Kala Wareegayay

July 27, 2010 Posted By: Idhanka Category: News

Muuqaaladda Xafladii Xilka Madaxtinimada Somaliland Lagula Kala Wareegayay

Read More →

Somaliland: A Peaceful Transfer Of Power

July 27, 2010 Posted By: Idhanka Category: News

Somaliland: A Peaceful Transfer Of Power

July 27 – (Idhanka)-Somaliland has peacefully inaugurated its 4th President, and the second directly elected President since the restoration of sovereignty in 1991.

After a free and fair election on the 26th of June, 50 years after Somaliland independence from the United Kingdom, Somaliland has once again successfully transferred power from one elected President Dahir Riyale Kahin to another President Ahmed Mohamed Mohamud. Read More →

Get Adobe Flash playerPlugin by wpburn.com wordpress themes

Idhanka.com © 2009 - All Rights Reserved.

Designed by Abdikarim Awgamboole