Aqoonyahan Xuseen Axmad Cige Oo Ka Hadlay Muranka 6Goobood Fartana Ku Goday Heshiiskii Qaaxo Ee SNM

Xuseen Axmad Cige

(IG)Aqoonyahan Xuseen Axmad Cige Oo Ka mida qurbajoogta Awdal ee dalka UK oo ka Hadlay Muranka 6Goobood Fartana Ku Goday Heshiiskii Qaaxo Ee SNM Muuse Biixina Ku Sheegay nin daaha dabadiisa ka hagaya dhulboobka

Xildhibaan Axmed Yaasiin:- Distuurka Somaliland Sharci Ahaan Muxuu Ka Qabaa 6-da Goobood.

Screen Shot 2016-09-01 at 10.08.27 PM

Xildhibaan Cali Aareeye Oo U Jawaabay Muuse Biixi iyo Sabeyste “Reer Awdal Dawlad ayay Idiin Haystaan Idinkuna Maamul Goboleed Somaliland… +VIDEO

Screen Shot 2016-09-01 at 8.39.25 PM

Ugaaska Guud Ee Beelaha Gadabuursi Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Oo Ka Hadlay Dhulboobka Ka Bilaabmay Awdal Baaqna U Diray Qurbajoogta Waqooyiga America+VIDEO

Screen Shot 2016-09-01 at 2.34.35 PM

Daawo Suldaan Wabar Iyo Janaral Dabeeco Oo Ka Hadlay Xaalada Deegaanada 6 Goobood Ee Loo Janjeedhiyay Dhanka Hargeysa Fariina U Diray Shacabka+VIDEO

Screen Shot 2016-09-01 at 4.27.59 PM

Al Shabaab oo sheegtay inay toogasho ka wado maqaaxida Banadir Beach ee Xeebta Liido..

d82aff513dcf1f1c6462

Moqdisho(IG)Al Shabaab, ayaa waxay sheegatay weerarka hubeysan ee caawa lagu galay dhismaha maqaaxida Banadir Beach, ee Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho.Qoraal kooban oo Al Shabaab ay soo saartay, laguna baahiyay bogga Idaacadda Andalus oo afkooda lagu hadasha, ayaa lagu sheegay in weerarku uu ku bilowday ismiidaamin.

Allaha u naxariistee Waxaa goordhaw xarunta Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya ee magaalada Muqdisho Aas heer Qaran ah loogu sameeyay Marxuum Sareeye Guud Maxamed Cali Samatar .

tari_2

Muqdisho(IG)Allaha u naxariistee Waxaa goordhaw xarunta Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya ee magaalada Muqdisho Aas heer Qaran ah loogu sameeyay Marxuum Sareeye Guud Maxamed Cali Samatar .

Xaalad Nololeed oo xun oo soo wajahday qaxootiga kusugan Giriiga

2016817636069925344445842REF


Ottawa(Idhanka)-Waxaa lagau soo waramayaa in xaalad xun oo nololeed ay soo food saartay qaxootiga ku nool dalka Giriiga.

Hayada Save the Childen ayaa sheegay in xaalada nolosha ee qaxootiga kusugan jasiiradaha Giriiga ay kasii dareyso tirada qaxootiguna ay sii kordheyso marba marka kasii dambeysa. 

Daawo Wefti Uu Hogaaminayo Madaxweynaha S/land Ayaa Maanta Ka Qayb Galay Xaflada Qalinjabinta Dufcadii 15aad Ee Ka Qalin Jabisa Jaamacada Camuud

siilaanyooo

Daawo Wefti Uu Hogaaminayo Madaxweynaha S/land Ayaa Maanta Ka Qayb Galay Xaflada Qalinjabinta Dufcadii 15aad Ee Ka Qalin Jabisa Jaamacada Camuud.

War Deg Deg ah Waxaa Hada Ku Geeriyooday Cusbitaalka Magaalada Hargeisa Aqoon Yahan Faarax Bashiir Faarax Oo Xalay lagu Toogtay Jidka U Dhexeeya Dilla iyo Gabiley.

breaking news

Borama(IdhankaNews)War Deg Deg ah Waxaa Hada Ku Geeriyooday Cusbitaalka Magaalada Hargeisa Aqoon Yahan Faarax Bashiir Faarax Oo Xalay lagu Toogtay Jidka U Dhexeeya Dilla iyo Gabiley.
arka naga soo gaadhaya magaalada Arabisyo ee gobolka waqooyi galbeed Soomaliya, ayaa sheegaya in jidka isku xidha degmooyinka Boorama iyo Hargaysa lagu toogtay, aqoonyahan Faarax Bashiir Faarax Kaahiye.