Breaking News. Ugaaska Guud ee Beelaha Samaroon oo si kulul uga hadlay Dhul boobka “ Hadii aad duco nooga barteen waan jooginay…

Screen Shot 2016-09-05 at 1.50.04 PM

Ottawa(IG)Shir wayne ka dhacay Magaalada Ottawa ee Cariga Canada ayaa ugaasku Guud ee Beelaha Gadabuursi Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Dood uu ku dhawaaqay in ay joojiyeen Ducadii oo ay wax kaste oo ay ku qaadato dufaacada 6da goobood ee uu damacu kaga jiro Beesha Isaaq, Waxa uu Ugaasku ku dhawaaqay midnimo iyo meel looga soo wada jeesto dufaacida dhulka. waxa uu si kulul u cambaareyay boobka dhulka iyo waliba cadaalada darada lagu hayo Beesha uu Ugaaska u yahay. Daawo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *